Adhicadeeye village-Laascaanood

Adhicadeeye village-Laascaanood Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Adhicadeeye village-Laascaanood, Adhicadeeye village, Laascaanood.

Deg/Adhicadeeye Gob/Sool Soomaaliya
17/04/2023

Deg/Adhicadeeye Gob/Sool Soomaaliya

Dooxada Fargaadle Deg/Adhicadeeye ee Gob/Sool
11/04/2023

Dooxada Fargaadle Deg/Adhicadeeye ee Gob/Sool

Deg/Adhicadeeye Gob/Sool
11/04/2023

Deg/Adhicadeeye Gob/Sool

Maamulka Degmada Adhicadeeye wuxuu idinkusoo dhoweynayaa degmo horumarsan oo laga sheqeeyay dhamaan aasaasiyaadka bulsha...
11/04/2023

Maamulka Degmada Adhicadeeye wuxuu idinkusoo dhoweynayaa degmo horumarsan oo laga sheqeeyay dhamaan aasaasiyaadka bulshada Adhicadeeye village-Laascaanood waa boga maamulka Degmada ee ku xidhnow .

Adhicadeeye Nugaal Post

Deg/Adhicadeeye G/Sool
Degmada adhicadeeye waxay ku taal galbeedka gobolka sool waxayna 30km ujirtaa caasimada gobolkaasi laascaanood oo ay berigii h**e hoos tegi jirtay balse hada ay ka madax banaanaatay markay noqotay degmo buuxda oo toos uga mid noqotay degmooyinkii h**e ee gobolka iyada iyo degmada yagooriba.
Waxaana degmo umagacaabay maamulkii h**e ee somaliland oo ahaa maamul soomaaliyeed oo 15sano ka ariminayay gobolka sool kaas oo uu caalamka iyo dawlada dhexeba aqoonsanaayeen ,sharci ahaana magacaabisihii dhacay xiligii uu joogay ay ansax noqonayaan oo aan dib looga laaban karin.

Degmada adhicadeeye magaaladu waa magaalo weyn koraysana,waxay leedahay iskoolo toos ah iyo kuwo dadbanba/hoose dhexe sare iyo iskuul farsamada gacanta lagu barto machad sharciga lagu barto waxaana lacagta waxbarashooyinka dhamaantood bixiya ganacsatada iyo qurbajoogta degmada adhicadeeye.

Degmadu waxay kaloo leedahay labo ceel oo magaalada biyo gelin looga sameeyay,koranto,saldhig boolis, xaruntii dawlada hoose,aqalkii degmada.

Degmada hada waxaa loo sameyn ragabaa gudoomiye degmo oo awood buuxda haysta samayna kara gole deegaan oo degmadu yeelato mardhow,waxaa kale oo la sameyn maxkamad,asluub iyo bank.

Deegaanka adhicadeeye waa deegaan ku wanaagsan xoola daaqsinta waana deegaan balaadhan dhulka hoos yimaada degmada adhicadeeye.

Adhicadeeye Nugaal Post

07/12/2022

Waa horumar iyo hiigsi ay gaadhay degmada adhicadeeye oo maanta xadhiga laga jaray kaalin shidaal lana dhagax dhigay goob cunto (restaurant)iyo goob jiif (hotel) .
Waan bogaadinaynaa ganacsatadii ka sheqeysay waana garab istaagaynaa kana saacidaynaa baahiyaha aas-aasigaa sida korantada iyo biyaha oo hada labilaabi doono helida tamar ku filan magaalada si maalgashigu kor ugu kaco dhan kasta.

27/10/2022
Hadhuudhka lagu beeridoono degmada adhicadeeye.Insha allh
27/10/2022

Hadhuudhka lagu beeridoono degmada adhicadeeye.
Insha allh

Adhicadeeye aragtida 2035
06/08/2022

Adhicadeeye aragtida 2035

24/04/2022
27/01/2022

Asxbta bage like Inoo dhaha

Address

Adhicadeeye Village
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adhicadeeye village-Laascaanood posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share