Heritage Hotel

Heritage Hotel Ku soo dhawaada Heritage Hotel. Hoteelka kaliya oo hidaha iyo dhaqanka Somali.Cunada waa cuno wadani. VIP and Prayer Rooms

Meesha u fiican oo lagu nasto Heritage Hotel, hoyga hidaha iyo dhaqanka.Waxaad nagala soo xiriiri kartaan +252614930065 ...
30/11/2023

Meesha u fiican oo lagu nasto Heritage Hotel, hoyga hidaha iyo dhaqanka.

Waxaad nagala soo xiriiri kartaan +252614930065 / +252614933319.

Meesha u fiican oo lagu nasto Heritage Hotel, hoyga hidaha iyo dhaqanka.Waxaad nagala soo xiriiri kartaan +252614930065 ...
01/10/2023

Meesha u fiican oo lagu nasto Heritage Hotel, hoyga hidaha iyo dhaqanka.

Waxaad nagala soo xiriiri kartaan +252614930065 / +252614933319.

-apartments

01/10/2023

Heritage Hotel
Hoyga Hidaha iyo Dhaqanka

29/09/2023
07/09/2023

Arday ka Qalin Jabisay iskuulka Macalin Nuur ayaa Xaflad loogu Qabtay Heritage Hotel ee Magaalada Muqdisho.

Heritage Hotel - Xaflad Tabaruc LaptopMogadishu, Somalia22-8-2023Waligaa ha dhayalsan saamaynta dadban ee ka imaan kara ...
28/08/2023

Heritage Hotel - Xaflad Tabaruc Laptop
Mogadishu, Somalia
22-8-2023

Waligaa ha dhayalsan saamaynta dadban ee ka imaan kara ficiladaada. Mudane Warsame Cabdiraxman Jamac Barre oo ah mulkiilaha Heritage Hotel iyo Royal Palace Hotel Mogadishu ahna hal-abuure Soomaaliyeed ayaa si sharaf leh ugu deeqay 20 Laptop arday da’yar ah oo ku kala jira qeybaha kala duwan ee waxbarashada, ganacsiga, dhaqaalaha iyo caafimaadka. Iyadoo deeqdan ay tahay tii ugu horeysay oo nooceeda ah oo uu la yeesho Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya.

Mudane Warsame, ayaa yiri “In la siiyo kuwa hamiga leh, kuwa rajada leh agabka ay u baahan yihiin si ay u guuleystaan ​​waxay fure u ah xaqiijinta mustaqbal ifaya kaas oon ku ekeyn iyaga kaliya balse saameynaya Soomaaliya. Ardaydani waxay sii wadi doonaan inay wax weyn ka qabtaan noloshooda”.

Heritage Hotel - Charity Event
Mogadishu, Somalia
22-8-2023

Never underestimate the ripple effects of your actions. Warsame A. Jama, the owner of Heritage Hotel and a Somali entrepreneur has proudly donated 20 laptops to less privileged students across various fields of study, from business and economics all the way to medicine, in a first-of-its-kind collaboration with Somalia's Minister of Education.
Mr. Jama, said “Giving these ambitious, promising talents the tools they need to succeed is key in ensuring a brighter future not just for them, but for my beautiful home country of Somalia as a whole. These students will go on to do great things in life”.

-event

Address

KM5 Soobe
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Heritage Hotel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Heritage Hotel:

Share

Category