Hotel Guuleed and Restaurant

Hotel Guuleed and Restaurant Hotel Guuleed and Restaurant waxaad ka heleysaa jiif raaxo leh, jawi daggan, Qiimo jaban iyo Cunto dhadhan leh soo dhawoow macmiil

Hotel guuleed waxaad ka heleysaa jiif raaxo leh, jawi degan iyo Qiimo jaban.

 ๐Ÿ“ข๐Ÿ“ขHotel Guuleed and Restaurant  wuxuu daneynayaa bariste xirfadle ah oo leh khibrad ShaQo kala xiriir goobta shaqada am...
09/04/2026


๐Ÿ“ข๐Ÿ“ข
Hotel Guuleed and Restaurant wuxuu daneynayaa bariste xirfadle ah oo leh khibrad ShaQo kala xiriir goobta shaqada ama โ˜Ž๏ธ 61 3395111

Hotel Guuleed and Restaurant โ˜•Waxaa dib loo furay 5 April 2026 muddo dib u habeyn lagu sameynayey Kusoo dhawoow gacmo fu...
06/04/2026

Hotel Guuleed and Restaurant
โ˜•Waxaa dib loo furay 5 April 2026 muddo dib u habeyn lagu sameynayey Kusoo dhawoow gacmo furan
Call Now โ˜Ž๏ธ 61 3395111
๐Ÿ‘‹

Cunto dhadhan leh dhawaan filoHalkan isha ๐Ÿ‘๏ธ ku haay๐Ÿ‘‹๐ŸŽ๐ŸŽ‰ Hotel Guuleed and Restaurant   โ˜Ž๏ธ๐Ÿ‘‰ 61 3395111 ๐Ÿ’
23/03/2026

Cunto dhadhan leh dhawaan filo
Halkan isha ๐Ÿ‘๏ธ ku haay
๐Ÿ‘‹๐ŸŽ๐ŸŽ‰
Hotel Guuleed and Restaurant
โ˜Ž๏ธ๐Ÿ‘‰ 61 3395111 ๐Ÿ’

 Maamulka Hotel -Guuleed  waxay idin leeyihiin CIID ๐ŸŽ‰๐ŸŽ Mubarak ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฃู„ู ุฎูŠุฑ
20/03/2026


Maamulka Hotel -Guuleed waxay idin leeyihiin CIID ๐ŸŽ‰๐ŸŽ Mubarak
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฃู„ู ุฎูŠุฑ

  waxaa dhawaan laga furi doonaa Maqaayad casri ah Hotel -Guuleed halkan isha ku haay insha allah
07/03/2026


waxaa dhawaan laga furi doonaa Maqaayad casri ah Hotel -Guuleed halkan isha ku haay insha allah

15/01/2026

waa astaanteenna
Waa maalin kale 14/1/2026 oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay Xafladaha Hotel -Guuleed waxaa Xaflad ku qabsaday ibnu cabaas waxayna kusoo idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan ๐Ÿฅ‡๐ŸŽ“
Sirtu waa




  waa astaanteennaWaa maalin kale  9/1/2026 oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay   Xafladaha  Hotel -Guuleed waxaa Xaf...
10/01/2026

waa astaanteenna
Waa maalin kale 9/1/2026 oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay Xafladaha Hotel -Guuleed waxaa Xaflad ku qabsaday Tababarada xirfadaha ee xamar waxayna kusoo idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan ๐Ÿฅ‡๐ŸŽ“
Sirtu waa




31/12/2025

waa astaanteenna
Waa maalin kale 30/112/2025 oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay Xafladaha Hotel -Guuleed waxaa Xaflad ku qabsaday Machadka waxayna kusoo idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan
Sirtu waa




  waa astaanteennaWaa maalin kale 14/11/2025 oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay   Xafladaha  Hotel -Guuleed   waxaa ...
12/12/2025

waa astaanteenna
Waa maalin kale 14/11/2025 oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay Xafladaha Hotel -Guuleed waxaa Xaflad ku qabsaday Machadka Al- Manhal waxayna kusoo idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan
Geeye Somaliaa kasoo dalbo
App Geeye Somalia kasoo dalbo
Sirtu waa




  raaxo leh  deggan  Jaban
03/10/2024

raaxo leh
deggan
Jaban

Address

Hotel Guuleed, Balcad Road
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hotel Guuleed and Restaurant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category