Ololaha Musharax Xildhibaan'Mohamud Mohamed Nor Masdile'

Ololaha Musharax Xildhibaan'Mohamud Mohamed Nor Masdile' matalaad dhab ah iyo Mudnaan Bulsho

29/10/2025

Musharax Xildhibaaan Hope106

Ololaha Musharax Xildhibaan'Mohamud Mohamed Nor Masdile'

Matalaad Mug iyo Miisaan leh !

Shaacin Musharax Xildhibaaan 2026-ka ee Golaha shacabka Baarlamaanka jamhuuriyada  federalka soomaaliyeed. Musharax Xild...
10/10/2025

Shaacin Musharax Xildhibaaan 2026-ka ee Golaha shacabka Baarlamaanka jamhuuriyada federalka soomaaliyeed.

Musharax Xildhibaan Mohamud Mohamed Nor Masdile , Waxaan halkan ku Cadaynayaa inaan ahay musharax u taagan kursiga xildhabaanka Beelwaynta Galmaax yoonis.

Hope106 waa kursi lagu matalo bulsho
Aad uwayn Oo Gobolkasta soomaliyeed kunool una baahan isbadal iyo waxqabad .

Markaan arkay baahida booska metelaada Deegaan ahaan iyo dad ahaan loo qabo.

Markaan la sameeyay la tashi iyo tala wadaag Odayaasha iyo waxgaradka Deegaanka aan ka soo jeedo waxaan go’aansaday inan isku sharxo jagadda kursiga xildhibaanka beesha galmaax yoonis.

Anigoo og Baahida Beelwaynta galmaax yoonis u qabto Waxqabad & Horumar waaro.

Mahadsanidiin.!!

Igu taageera Isbadal dhab ah iyo isku tashi!
Maanta waa maalintaada iyo maalinteyda.
Maahan maalintii kursiga la iibsanaayay.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615284178

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ololaha Musharax Xildhibaan'Mohamud Mohamed Nor Masdile' posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ololaha Musharax Xildhibaan'Mohamud Mohamed Nor Masdile':

Share