11/11/2020
MOGADISHU GUEST HOUSE 2.
Kusoo dhawaaw goob ku wacan in aad waqti kula qaadato saaxibada iyo qoyska.
Sidoo kale hall casriya oo aad ku dhigan karto xafladaha iyo casuumaada.
Waxaan diyaar kuula nahay goob nabdoon iyo adeeg ku raali galiya oo 24saac ah.
Nagu soo booqo xarunteena liido kasoo horjeedka kawaanka malaayga.
Goob nasiinada ku wacan.
Nagala soo xariir 0612020270/0612020273