Cali niiniile

Cali niiniile Asc asxabta halkaan waxad ka heli kartaa iibinta dhulalka iyo xayeesiinta dhulalka mahadsanidiin

Asc Salaan kadib mudane waxaa sobaxay dabaq G+5 oo kakooban 15 Apartments oo kor iyo hoos oo bakhaar ah , wuxuu birimoka...
14/09/2024

Asc
Salaan kadib mudane waxaa sobaxay dabaq G+5 oo kakooban 15 Apartments oo kor iyo hoos oo bakhaar ah , wuxuu birimokayahay laamiga al-barako dhanka masjidka shiikh cali suufi , cabirka guriga waa 13×20 , dukumintigiisa waa dhaay kawareegaayo halshakhsi , qimaha lagurabo waa $1,200,000 malyan iyo lababoqol oo dolar oo israac ah , wuxuu kukireysanyahay bishii $6,600 lixkun iyo lixboqol oo dolar ee kafaaideysi wacan .
Mahadsanid
0615516168

10/08/2024
28/06/2024

Waa guri kuyaal laamiga digfeer aado kasoo horjeedka isbitaalka kalkaal cabrikiisun yahay 20x 50mt kirana loogu jiraa 9000 Kunayaal mal istar tiija ah hallag faa iideysto Qiimaha 2700.000 2milyan iyo todoba boqol kun faah faahin whatcup 0615516168

22/06/2024

Waa boosas weyn loonayaqan hotel syL wxw saaran yahay laamiga seyetka iyo laamiga debka kandebka wxw kasaran yahay 36mt halka seytkana 40mt kana yahay waa guri melmihiim ah kuyaal dhaxal koobkan waxaa dhaxal koobay aamin xasan cade dhaxtooyada saxay sharciga waa dibla keyto Qiimaha waa 2200.000 mlyan iyo lamoboqol kun faah faahin whatcup 0615516168 kala soco mhd sanit

Asc salaan kadib mudane waxaa baxay dhuulkii ahaanjiray iskuuka hoygaxamar ee kuyaalay agagarka CID Cabirka dhulka waa 7...
15/06/2024

Asc salaan kadib mudane waxaa baxay dhuulkii ahaanjiray iskuuka hoygaxamar ee kuyaalay agagarka CID Cabirka dhulka waa 70x 67 mt sharciga waa damanyaale oo ah shekhsi Qiimaha 5.200.000milyan iyo lama boqol kun faah faahin 0615516168

13/06/2024

Waa guri weyn kunyaal hodon garahan laamiga isbitaalka shaafi sharciga orjinal shaqsi ah cabirka 55x55mt Qiimaha 3200.000kun oomilyan iyo lamoboqol kun waa jaanis hallag faa iideysto faah faahin whatcup 0615516168 kalsoco mahad sanit

13/06/2024

Waa guri kiyaal dig hodon garahan isbitalka kalkaal laamiga saran sharciga orjinal ah cabirka 25x60mt lacagta 2000.000kundoolar wa israc ah wana janis kafa ideyso faah faahin whatcip 0615516160

12/06/2024

ASC Asxaabta habeen wanagsan plz follow like share ino dheh mahadsanid🙏🙏

Asc Salaan kadib mudane waxaa sobaxay boos banaan oo sadaxaad ka ah wadada maka Al-mukarama dhanka hodan , wuxuu 30mitir...
12/06/2024

Asc
Salaan kadib mudane waxaa sobaxay boos banaan oo sadaxaad ka ah wadada maka Al-mukarama dhanka hodan , wuxuu 30mitir kaheystaa wadada waqooyigakamarta imagareshanka gadaalna wuxuu uyahay 17mitir , dukumintigiisa waa damanyaal shakhsi ah , qimaha lagurabo waa $500,000 shanboqol oo kun oo dolar oo israac ah , ee kafaaideysi wacan .
Mahadsanid0615516168

Address

Jaale Siyaad
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cali niiniile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share