Madaxwayne farmaajo fns

Madaxwayne farmaajo fns Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madaxwayne farmaajo fns, Vacation Home Rental, Mogadishu.

22/11/2020

Maryan Mursal oo hees Cusub usaneysay Madaxweyne Farmaajo Soo Dhawoow 2021-2025 more years

22/11/2020

Abwaan Oo Hees kal iyo laab ah u soo qaaday Madaxwayne

.( )

◼Sinaan iyo cadaalad adaa lagaa sugaa
◼Saami qeebsi xaq baa laga sugaa
◼Waxaa Sugan Sukeyihi is waayay Sabataada Ku hishiiyay
◼Dib u heshiisiin Xaq adaa lagaa Sugaa
◼❌4.5 Inaad Sulisid adaa laga Sugaa

◼Sicir Barar Si an ugu Baad baadno adaa laga Sugaa
◼Umad Siman inaan ahaano adaa laga sugaa
◼Xil Culus sidaa Sayid Mohamed Saadir Ha ku garab galo Sama wade Gul
◼Xil Culus sidaa Sayid Farmaajo Saadir ha ku garab galo Sama Taliyow
◼xil Culus sidaa Sayid Saaxibka Bulshada Saadir ha ku garab galo Sama taliyow

Share Garey

Labadaan murashax kee baad codkaaga siin lahayd?
22/11/2020

Labadaan murashax kee baad codkaaga siin lahayd?

21/11/2020

Dalkeena iyo dowladeena waa ay hana qaadeysaa ||4 more years if Allah say ||

N&N
21/11/2020

N&N

Indhaha kasoo dhac xaad sidaan oo dhan iigu eegeysaa. HhhhhhBal maxaad ku xasuusataa?
12/11/2019

Indhaha kasoo dhac xaad sidaan oo dhan iigu eegeysaa. Hhhhhh
Bal maxaad ku xasuusataa?

Ku rid waa ibliis weynaadey.Like saar page kuna soobiir thanks
12/11/2019

Ku rid waa ibliis weynaadey.
Like saar page kuna soobiir thanks

NINKA NAAGAHA BADAN WAXAA LA YIRAAHDAA..........B.....T......J .......X.......Fadlan ku soo biir page keyga..
10/11/2019

NINKA NAAGAHA BADAN WAXAA LA YIRAAHDAA..........
B.....
T......
J .......
X.......
Fadlan ku soo biir page keyga..

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane  Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Faransiiska oo ...
10/11/2019

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Faransiiska oo uu uga qayb gelayo madasha nabadda Paris, oo looga hadlayo Nabadda iyo Amniga, arrimaha horumarinta, deegaanka, tegnoolojiyadda cusub, dhaqaalaha loo dhanyahay, dhaqanka iyo waxbarashada.

صلى الله على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم 💌 يامحبين النبي صلوا عليه وسلموا تسليما ⚘  Aan uwada istaagno saliga nabigee...
09/11/2019

صلى الله على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم 💌 يامحبين النبي صلوا عليه وسلموا تسليما ⚘
Aan uwada istaagno saliga nabigeena.
10k love 10k comment kuna soo qor s.c.w 10k share. Ha gudbin adigoo kusalinin. Scw

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madaxwayne farmaajo fns posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share