27/01/2020
Hotel Sugulle – Galkayo, PL, Somalia
Main features of Sugulle Compound. (Waxyaabaha Xerada Sugulle caanka ku tahay ).
Sugulle Compound is in Galkayo, Puntland, Somalia, with Global Coordinates N 6’47”56 x E 47’25”15. Xerada Sugulle waxay ku dhacdaa Gaalkacyo Puntland Somaliya N 6’47”56 x E 47’25”15
Covers an area of 6200 M2. Has plenty of fresh air and open space. Waxay ku fadhidaa dhul dhan 6200 M2, oo leh hawo furan iyo dhul bannaan.
It is located in a prime area in the Northern suburban part of the city, along Galkayo-Garowe highway just opposite Dhagacadde Hospital. Waxay ku taalla dhul qiima badan oo ah waqooyiga magaalada Gaalkacyo, Jidka aada Garoowe, ka-soo-horjeedka isbitaalka Dhagacade
21 large and well-ventilated residential studios, all with private washrooms/bathrooms. Waa 21 “studio” oo wada leh musqulo iyo fara-dhaq.
Spacious restaurant and cafeteria service areas. Makhaayad weyn iyo adeegyadda cunnada khafiifka ah.
A mini-market. Suuq (dukaan).
Plenty of vegetation including many fruit trees. Has 15 healthy lemon trees!! Waxay leedahay dhir tiro badan. Waxaa ku yaalla 15 geed oo liin ah.
Plenty of fresh water from own wells. Biyo nadiif ah oo ka yimaada ceel u gaar ah.
Complete piped water system throughout compound. Biyo-galin dhamays tiran.
Power supplied by 3 sourses - the city electricity grid, in-house solar system, and a separate generator, together provide electricity 24x7. Korontada ku xiran waa tan magaalada oo joogta ah 24/7
Easy access to modern telecommunication systems. Qalabka is-gaarsiinta oo casri ah