Jazira Aqua Park

Jazira Aqua Park Jazira Aqua Park

Goobta ugu habboon ee aad qoyskaaga kula qaadan karto waqti farxad leh 🌊✨Jazira Aqua Park waxa aad ka heleysaa xeeb quru...
27/03/2026

Goobta ugu habboon ee aad qoyskaaga kula qaadan karto waqti farxad leh 🌊✨
Jazira Aqua Park waxa aad ka heleysaa xeeb qurux badan, dalxiis badeed, ciyaaro carruurta ah, iyo goobo nasasho oo casri ah. Maalin kasta waa fursad aad ku samayn karto xusuus cusub. 😊

Jazira Aqua Park. Qoyskaaga iyo asxaabtaada kula qaado waqti farxad leh maanta. 🀍
27/03/2026

Jazira Aqua Park. Qoyskaaga iyo asxaabtaada kula qaado waqti farxad leh maanta. 🀍

27/03/2026

πŸ§β€β™‚οΈ kuso dhawaada Jazira Aqua Park

Jimco Wanaagsan πŸŒŠβ˜€οΈMaalintaada fasaxa ka dhig mid xusuus leh, ku raaxeyso jawiga badda, madadaalada carruurta, iyo bilic...
27/03/2026

Jimco Wanaagsan πŸŒŠβ˜€οΈ

Maalintaada fasaxa ka dhig mid xusuus leh, ku raaxeyso jawiga badda, madadaalada carruurta, iyo bilicda quruxda badan ee Jazira Aqua Park. Qoyskaaga iyo asxaabtaada kula qaado waqti farxad leh maanta. 🀍

26/03/2026

Jazira Aqua Park πŸŒ΄πŸ“

25/03/2026

Quruxda xeebta, bilicda badda, iyo jawiga qorrax dhaca oo indhaha soo jiidanaya πŸŒ…πŸŒŠβ›΅

🌴

25/03/2026

Yaa dhahay Jazira Aqua Park Biyo bis ayaa lagu iibiyaaπŸ˜…? πŸŒ΄πŸ“

24/03/2026

Qurux,Madadaalo iyo Nasasho Hal meel ku wada kulmay.πŸŽ‘πŸŒ΄πŸŽ‹

24/03/2026

Wararka been abuurka ah ee laga faafinayo Jazira Aqua Park wax sal ah ma laha.

23/03/2026

Kaalay Jawi nagula qaado jaziira Aqua park πŸŽ₯

22/03/2026

Jawi Qurux badan ku qaado Jazira Aqua Park πŸ™ŒπŸΌβœ¨πŸŽ‡

22/03/2026

Hirarka badda, muuqaalka doomaha, iyo jawiga deggan ee Jazira Aqua Park, waa meel ay quruxda dabiiciga ahi si gaar ah uga muuqato πŸŒŠβ›΅βœ¨

Address

Jazeera Road
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jazira Aqua Park posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category