26/04/2026
Salaam π
Ku soo dhawoow Spa-πΏπͺ½πͺΆ
Waxaan kuu haynaa adeegyo nasasho iyo
daryeel gaar ah sida massage, facial, iyo body care oo kaa caawinaya inaad dareento nasasho buuxda
Ma jeclaan lahayd inaad ballan qabsato ama aad wax badan ka ogaato adeegyada aan bixino? 61 6663051