Holiday Hotel

Holiday Hotel Luxury, Comfort & Care
Welcome to Holiday Hotel

19/08/2026

Bosska siduu u dhaqmo 1-da bisha iyo dhammaadka bisha.

18/08/2026

Markii Kaarka Laguu dhiibo oo lagu Yiraahdo"Waxad Rabtid Qaado".

17/08/2026

Wax kasta oo aad u baahan tahay Holiday Hotel ayaa kuu diyaariyay.

16/08/2026

Sheekh Xasan Al-Waajidi oo Aabihiis Gaari Guddoonsiiyay Munaasabad ka Dhacday Holiday Hotel

15/08/2026

Markaad rabto inaad hal maalin marti xoog ah noqoto 😂

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ardayda Dugsiga Sare dhammeystay gaar ahaan ardayda kaalmaha 1aad 2aad iyo 3aad g...
15/08/2026

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ardayda Dugsiga Sare dhammeystay gaar ahaan ardayda kaalmaha 1aad 2aad iyo 3aad galay.

Guushiinnu waa mid lagu farxo oo sharaf u ah waalidiintiinta macallimiintiinta iyo guud ahaan bulshada Waxaan idiin rajeynayaa mustaqbal ifaya, waxbarasho heer sare ah iyo guulo ka waaweyn tan maanta.

13/08/2026

Maamule noqotay dhibaato kasta adigaa xallinaya

12/08/2026

Bufetka Holiday Hotel — maalin kasta ayaan kula diyaar nahay!

11/08/2026

Markii lacagta ay saaxiibtaa kaa badan tahay… go’aanka cuntadana iyadaa leh.

10/08/2026

Marka Aadan Waligaa Hotel Degin Sidaan Ayay Kugu Dhaceyso

Address

Km4
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Holiday Hotel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category