09/19/2022
Kulankii Siyaasiyiinta iyo saraakiisha beesha karanle ee hotel jasiira ka socday oo guul ku soo dhamaaday.
Dib u xureeynta deegaanda galmudug ay beeahu degto ayaa qalinkq lagu duugay qaabkii loo wajihii lahaa ciidamo fara badan iyo gaadiid dagaal ayaa loo qorsheeyaay
Waxaa amar la dul dhigay ganacsatada beesha
In ay bixiyaan dhaqaalaha dib u xureeynta cidii diido lagu soo xiro xabsiga cusboole.
Dhamaan saraakiisha iyo siyaasiyiinta ayaa iska xaadirin doona furumaha dagaalka ceelbuur galhareeri wabxo bargaan jacar dari. Coowsweeyne. Toowfiiq. Ceel shiil. Cadare . Cagacade. Olajarad. Dac. Iyo deegaano kale.